Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waamaxay cudurka madax wayninka (shicirooti)?
(1/1)
Saiid6666:
salaamu calaykum
walaalayaal aad ayaan u jeclaystay webkan oo run ahaantii naga haqabtiray suaalo badan oo dhib nagu ahaan lahaa inaan ku fahano luqado kalle waadna ku mahadsantihiin ...
waxaan idiin waydiin lahaa waamaxay cudurkaan madaxa wayn caruurtu ku dhashaan ma halis baa maxaa keena mase la daweyn karaa walaalayaal iga soo siiya jawaab waafi ah
mahadsanidiin
SomaliDoc:
Cudurka madax weyninka waxaa loo yaqaanaa "Hydrocephalus" oo ah macnaheedu maskaxda oo biyo ku jiraan, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3834.0.html
Mahadsanid
Navigation
[0] Message Index
Go to full version