Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa lagu xakamaynkaraa siigaysiga?

(1/1)

Boding:
dhamaan  tiin waan idin salaamay mudanayaal,
meelkasta oo aad joogtaan iyo  meelkasta oo aad kala socotaan webkan barakaysan ee somalidoc.com

mudanayaal waxaa jira dhalinyaro badan oo isticmaasha  qalab ama gacantooda islamarkaasna siigaysta,

dhalinyaro badan oo aan lakulmay ayaa hada  laliidata  dhibaatooyin badan oo ay kadhaxleen siigaysiga,

dhalinyaradaas waxay isugu jiraan wiilaal iyo  gabdho ilaahada  madaynkaraan siigaysigaas  oo ay baryteen,

hadaba gabadh ladhaho faadumo oo aan lakulmay  xili aykusugnayd  magaalada Galkacyo ayay  iisheegtay inay  hawshan isticmaalaysay  ilaa  3 sano islamarkaana aysan hada dayn karin imbadana waaniskudayay aytidhi balsee mar walba mar aan iska ilaaliyo  hal isbuuc ayaan ishaynayn oo ku noqonayaa  shaqadaas  xiisaha badan,

mudanayaal anoo idinkaraali galinaya waxii qoraala ee qaldan waxaan idinka  sugayaa jawaab ah  sida loo joojinkaro siigaysiga

Ahmed Deeq:
waxan arkaa dad badan oocaadays tay arin taas lakiin aan urag in aay dhib ugaysankarto lakiin dad iskadyay ayaa ii shegay in ay is ilw siiyen ooay kamid ahaayeeninay is alwsiiyeen ama yaray ]
1. qofka oowakhtigii uu seexan jiray bedela
2.wakhtiga ugu badan oo uusamayn jiray oo uu jiifka iska ilaaliyo2
2.qofka oo kafogaada marka uu kaligii yahay ama uucidla joog gacmihiisa xubin tisa taran ka
3. hadii uu woodo waa in uu guursadaa
4.in uu ku seex do maro sida sur waal
4.waa in uu guur saaadaa hadii aanu awoodina wa in uu shukansi lasamayaa asxb tiisa taas oo uga bad baado badan in uu siigaysto

Xog-doon:
waa mahadsan tihiiinn, hadaba hadii aan iska daayo ma dhici doontaa in aan dib u soo ceshado xusuustaayda iyo xifdintayda?.

SomaliDoc:
Dhibaatooyinka ay keento siigada sida timaha oo daata iyo xasuusta oo yaraato way ka roonaadaan badanaa dadka iska joojiyo caadadaan caafimaadka u daran, dhaqan ahaanne aan wanaagsanayn.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version