Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Suáal: Xanfaf xaga farurta hose ee afka?

(1/1)

Ashwaaq:
Waan idinsalamay bahda webkan somalidoc.com Dhaqtarka waxaan waydiinaya su aal
hadii eey macquultaheyna jawaabta ayan ka sugayaa
 waxan in muda ah ka xanuunsanahey faruurta hoose ee afka taas oo keentey meeshii awal eey madowga ka aheed in uu soo galay cadaan iyo barbaro yaryar o ku si dhexjira e madow ah intabadan waxan ka dareemaa xanfaf  sidii in an basbaas cunay dhaqtar ayan u tagey waxuu idhahey wa dhiig la an hada hada  dhigeyga wa full hadana wa sidii faruurtu marka  waxan kaa codsanaya in aad iga caawisaan   jawabta    mahadsanidiin

SomaliDoc:
Waxaa haboon in aad la xiriiro takhtar ku takhausay cudurrada maqaarka.
Dhibaatada aad ka cabanayso waxay u baahantahay in la arko faruurta waxaa dhici kara wax ku eg in ay tahay ama wax la xiriiro habab kale oo jirka ah.

Haddii dhiiga yari jirto waxaa lagu ogaan karaa baaritaanka HB.
Waxaa kaloo dhici kara oo faruuryaha iyo carabkaab badala vitamiin yari taasoo u baahan in dhkhatr kaa hubsado.

Mahadsanid

Jamaal:
anoo ka faaidaysanaya jawaabtaa ad siiseen gabadhaa idin waydiisay suaasha
kawaran dictor hadii aan camanka isku arko barbar cad oo aad moodo inay malax kujirto
waxbana ayna kujjirin aadna uxanuun badan
mahadsanid

SomaliDoc:
Qoralkaan akhriso
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version