Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Suáal: Wiil gudniinku ka qaldamay?
(1/1)
Saaras:
walalo waxa jirta wil yar 7jir ah in si xun lo guday marka beejada ka badan aya laga jaray o xubintisa qeb kamid ah waxa ku dhacday wil ki in xubintisa ey sida la rabay u korin hada waxu jira 16sana mitirka xubintisa taranka markey dansantahay wa 5cm markey kacdana 10 ama 9cm marka maxa sabab u ah wax dawo maheli kara ?
SomaliDoc:
Daawada waxay ku xirantahay dhaawaca gaaray nooca uu yahay iyo heerka uu garasiiyay iyo in ay xiriir la leedahay xitaa?
La xiriir dhakhtar ku taqasusay taranka.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version