Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Ma jirtaa boomaato jabin karta bikrada dumarka ??

(1/3) > >>

Hassan-Deeq:
Asc Wr WB dhamaan aqoonyahanka cilmiga caafimaadka ee webka somalidoc iyo akhrisyaasha.
salaan kadib waxaa igu dhacday qiso cajiib oo meel aan  u qaado  garan waayay taasoo ah gabar xaaskayga ah oo igu mehersan walise aanan aqal gaysan ayaan ku arkay arin aan qaadan waayay taasoo ah  anigoo ku ogaa bikronimo dhowr jeerna isku dayay in aan bikro jabiyo balse ay ii soo suurta gali waysay kadibna gabadhii waxay  go'aan ku gaartay ilaa iyo inta aan ka  aqal galayno  in aysan ii imaan  wax galmaana aysan ila samayn sababtoo ah xanuunka iyo dhibta badan ee bikro jabinta oo ay dhibsatay  kadibna waan ka ogolaaday  mudo 2 bilood ah ayay gabadhii iga maqnayd  nasiib wanaag hadana jaanis kale ayaan ku helay balse maxaa dhacay ??? waxaan arkay gabadhii oo aan bikro ahayn oo wax dhib ah aanan kala kulmin markaan waydiiyayna waxay boorsada kala soo baxday boomaato oo waxay igu tiri boomaatadaan ayaan isticmaalay taas ayaana sababtay bikro la'aanta markaan ku iri wax dhici kara maahana waxay lasoo baxday kitaab qur'aan oo guriga ii yaalay waxayna igu tiri kitaabkan qur'aanka ayaan kuugu dhaaranayaa in aanan nin kale arag bikradaydana aysan galmo ninkale ku jabin boomaatadan waxaan ka ahayna aanan isticmaalin marka dhakhaatirta sharafta  badan ee webka waxaan waydiinayaa ma jirtaa boomaato jabin karta bikrada dumarka ?

Mohamed414:
 Asc.

Walaal waad ku mahadsan tahay sida wanaagsna aad su,aashada u soo dhiibatey. Marka aan hoos ugu soo degno su,aasha jawaabteeda. Walaal waa jirtaa Bootaamo loo isticmaalo Bikro jabinta,waxaana la dhaha Gel Cream Ointment,balse waxaanse hubin in marka laysu tagayo la marsado iyo in hadii ay qofka dumarka ahi iskeed u marsato inay bikro jabeyso. Inkastoo aan u malaynayo in la marsado marka laysu tagayo.

Intaas baa aniga karaankeyga ah inaan ka jaawabo.

Mahadsanid

Ashwaaq:
Dhamaan  waan idin salaamay aqrista yalka  iyo   bahda somalidoc.com
 intaa kadib ahmed waxan ku waydiinayaa  boomatadaan
Gel Cream  hadii loo isticmalo bigra jabinta  maxaa loo isticmaalikaraa toliinka  kore ee gabadha  fircooniga
 hadii eey adkaato in uu gali waayo fandhada raga ma jirtaa ayana daawo lamarinkaro  oo lagu jilciyo
thanks

Iqra:

--- Quote from: Ashwaaq on May 16, 2010, 11:39:53 AM ---Dhamaan  waan idin salaamay aqrista yalka  iyo   bahda somalidoc.com
 intaa kadib ahmed waxan ku waydiinayaa  boomatadaan
Gel Cream  hadii loo isticmalo bigra jabinta  maxaa loo isticmaalikaraa toliinka  kore ee gabadha  fircooniga
 hadii eey adkaato in uu gali waayo fandhada raga ma jirtaa ayana daawo lamarinkaro  oo lagu jilciyo
thanks

--- End quote ---
 
                    intee laga helaa  bomatadan farmasiga miyaa mise  mahadsanidin

CilmiSabca:
Sxbyaal waan idin wada slmy. Su'aasha boomatada la xidhiidha jawaabteeda weeye "HAA" wey jirtaa boomaato bikrada jabisa, waxa ugu caansan Xylocaine jelly oo ay ka farcanto linocine jel. NB. Ha isticmaalin haddaanu Doctor kuu qorin hana ka yeelin sheeko qof isticmaalay. Ogow gabadha haddii ay kitaab Qur'aan ah ku dhaaratay isla markaasna ay boomaatadii ku tustay in ay tahay qof mudan in aad ku kalsoonaatid. Boomaatada laftirkeeda aqriso ama doctorkaaga tus ka dibna be happy and let yourself the confident. cherio bye bye. Ramadaan wacan.

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version