Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Ma jirtaa boomaato jabin karta bikrada dumarka ??

<< < (2/3) > >>

Iqra:
waad mahadsantin walal dhamaan tiin   bomatadan hadii adoon
dhakhtar kuuso qorin aad isticmasho  dhib ma kaga imaan mise  okej weeye  thanks

Nuur12:
waad salaaman tihiin dhamaan dhaatiirta iyo aqyaartuba
daqaatiirtu raali hanaga ahaato su aal aan dhaqaatiirtii weli kajawaabin baanu qaadaa dhignay  sidii xasan deeq u soo qoray baanu u sugaynaa noo soo faah faahiya  xasan walaal marka hore waxaad is ilawsiisaa in arin kaa aad taabatay in uu dhacay inta badan waxaynu hadaynu soomaali nahay ku hinaas naa waxaa iyo wax la mid oo bur bur iyo aaqiro seeg inoo geesta marlabaad sida aqyaarta qaarkeed sheegtay waa jirtaa diiqadani waxayna leedahay noocyo badan  soomaliya waxaa lagu isticimaalaa KY OITMENT  miligaraam keeduna waa ururis  waxaase iga qaldan xiliga la isticimaalo  iyo galmada intii u dhexaysay  wa bilaahi tawfiiq

Safia2727:
Asalaamao calaykum waraxmatulaah wabrakaati... walaal way jirtaa boomaatadaasi oo over counte ayaa laga helaa...oo ma ahan wax ay u tagtay ninkale or ma aha waxyaabo la orankaro waa lasoo fuulay balse waxaad ogaataa inaad kala garan karto qofka bigrada ah iyo qofka aan ahay....maxaa yeelay hadii kareemka ay marsato iyo hadii kakleba ay ciriiri gelinkarto utyagida raga marka ugu horeyso..waxay adood usiinaysaa inuu qofka ufududeeyo isticmaalida easy way,so haday ku caawisay jawaabtaasi iyo kadii kaleba ee jawaabtu waa haa ASC

Hassan-Deeq:
Asc Wr Wb dhamaan howla wadeenada webka iyo walaalaha webka ku xiranba
Waxaan halkaan uga mahad celinayaa dhamaan dhalinyarta aqoonyahanka ah rag iyo dumar waxaan lee yahay xaqiiqdii waxaa ila qaybsateen kurbadii ila soo daristay waxaana iisoo gudbiseen aqoontiina intii ilaahay idinka garansiiyeen si hagar la'aan ah waxaan ilaahay idiin kaga baryayaa sidaa kurbadii i haysatay iiga faydeen in ilaahay idinkana maalinta yowmul qiyaame kurbooyinkiina u faydo aamiin yaa allaah runtii waxaa iisoo gudbisen jawaabo aan ku caafimaaday iyo talooyin walaaltinimo oo cajiib ah shakigii i hayayna waa iga saarteen ilaahay cilmigiina ha idiin siyaadiyo mid naafic ahna haka dhigo dhamaantiin waxaan idin lee yahay M A H A D S A N I D I I N. sc wr wb

Siyaad Axmed:
Asc walaal kareemada loo isticmaalo begrajabinta teebaa uku fiican

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

[*] Previous page

Go to full version