Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Caloosha oo weynaato?
(1/1)
Xamdi:
walaal waad salaamantihin dhamaan inta webka wax kusoo qortay qaasatay dhaqtarada aad baan ugu mahad celinayaa ilahay qeyr ha idin siiyo.
walaal waxan idin waydiinayaa caloosha oo soo buurata eyadoo wax xanuuna aysan jirin .wadatana hawa fara badan on dareemayo inay ka buuxdo, qasatan marka cunto cunaa ay soo weynaato maxaa lagu dawayn karaa si ay u yaraato mahadsanidiin ,waxan ahay wali gabar an guursan 25jir ah .
Xamdi:
asc dhaqaatiirti xagey galeen maba jawaabooyaan walaalayaal maxaa dhacay jawaaab isiiya wad mahadsantihiin
SomaliDoc:
Hawo caloosha soo fuurtay waxaa loo yaqaannaa "Dibbiro", waana calaamad lagu garto cudurka gaastrikada.
Halkaan ka akhriso waxa gaastrig ama gaas uu yahay:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version