Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Afka dhexdiisa barbar yar oo cad oo xanuun badan?

(1/1)

Hayaan:
walaalayaan waan idin salaamayaa aad iyo aad ayaad umahadsantihiin
suaashaydu afka dhexdiisa barbar yar oo cad oo xanuun badan oo aan dheecaana lahayn
 

SomaliDoc:
Ka halkee afka dhexdiisa (carabka, dhenxanagga, bushimaha)?

Hayaan:
salaamu calaykum salaan kadib aad ayaad umahadsantihiin
waxaa weeyi meesha aanku arkay barbarta yar ee cad oo xanuun badan
waa camanka oo xaga hoose ah 

SomaliDoc:
Waxay u badantahay inay tahay cabeeb laakiin waxyaabo kale ayaa keeni kara.
La xiriir takhtar maqaar.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version