Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Sanka oo an fiiqdisa aysan jogsanayn
(1/1)
Cubeyda:
Asc walalaha qaliga ahow waxan idin weydinaya sanka aya markasta iska fiiq fiiq dhahay duufna maiga imanayo waxayna arintas i haysa mudo badan waxana dhacday in mar layiri arintan dalqada weye oo layga jaray hadana ok manoqon markale feer aya layga dhuftay oo carjowda hore aya sanka qaybtisa bidix xoga isku owday walina sidi aya ufiqfiq leyahay waliba habenki ayay igu badantahay arintas wabilahi towfiq
SomaliDoc:
Sanka oo fiiq fiiq dhaha waxay u badantahay inuu yahay sanboor.
Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan su'aashaada:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1796.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2642.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version