Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Tijaabada uurka oo is khilaafsan?

(1/1)

Istakiin:
waan idin salaamay  salaan ka dib waxaan ahay  qof aan wali dhalin toban sano raadinayso ilmo  hada waxaa igu soo kordhey  caadada  oo go go  da sida sedexdii miloodba mar ama afar bilood  marba  si bay noqotaa  daawooyin badan  oo taqtar ii qorey  waan qaatey  qaar wey i caawiyeen laakiin hadii joojiyo sideeda ayay ku noqoneysaa waa caadadee  marka  suaasheyda waxay tahay hadda wey iga maqan tahay  markaan tijaabada sameeyaay oo kaadada waxay ii sheegtey  in aan uur  leeyahay  markaan dhiiga iska qaadeyna waxay sheegtey  in aan uur lahayn  taqtar  waan la balansan ahay   marka maxaytahayarintaas??????taqtaroow wax jawaab iga sii  arintaas?

SomaliDoc:
Waa maxay tijaabada dhiigga ee uurka lagaaga baaray?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version