Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cudurka jacaylka ma laga bugsoon karaa.

(1/1)

Raaliyo:
a/s walaalayaal waan idin salamayaa dhamantiin waxaan rabaa inan idin weydiiyo suaal ku saabsan xaga caafimaadka oo ah qalbi  ama niyad jabtay oo jacayl dartiis la jabtay ama dhaawac jacayl soo gaaray  xal ma loo heli karaa  maskaxdii ama qalbigii qofka jeclaaday ma loo heli karaa dawo ah inuu iloobo jacaylkaas dhawacay bal talo iga soo sii doctor.




                                                          thank you

Mahamed Kayse:
walashy waxay ila tahay horta qofka jacaylka ku niyad jabe ama ka fikiriba in badan waxay ku keeni kartaa warwar ama STRESS.stress kuna wuxu sababi karaa cuduro ay ka miyihiin sida macaan(diabetes) diig karr(hypertension) marka waxa la siin kara uun cudurada dawoonyinka lo hayo lakin hadanu cudarda keenin dawo male ayay ila tahay


wad mahasantay

Navigation

[0] Message Index

Go to full version