Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Tonsilitis
(1/1)
Mahamed Kayse:
Dhamaan wad salamatiin dadka web kan isticmaala iyo DRs ka mulkiilayaasha ahba
suaal::
waxan idin waydiin lahaa idinkoo mahasan :
xanuunka lo yaqaano (tonsilitis) ama xoqodaha hadii la dawayn waayo dhibaato intee le'eg ayu keena se maxa ka dawaaa??????
waad mahadsantiin
SomaliDoc:
Haddii quunka uu daawoobi waayo waa la gooyaa.
Laakiin haddii aan la daaweyn ama la jarin wuxuu keeni karaa xanuun saameeya wadnaha welibane u badan caruurta kaasoo loo yaqaano "Rheumatic Heart Disease".
Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan Qumanka:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=504.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version