Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilaalinta uurka ma kenta kansarka makaanka?

(1/1)

Badriya:
asc dotoorada wxaan ini wyadiin lahaa su aashay kansarka minka iyo waxyala hoosta la iskaga so xidho uurka ilaaliya wax xiidhiidha ma liy9ihiin ma kiini karaa minka xanuun uur ilaalintu  anba wax dhiba ma u leedahay cafimaadka asc

SomaliDoc:
Xiriir toos ah oo ka dhaxeeyo qalabka lagu xakameeyo uurka iyo kaankarada ku dhacdo minka ma jiraan.
Laakiin qalabka haddii si sax aan loo isticmaalin way saameynaysaa caafimaadka qofka lagu xiray.

Badriya:
asc walaal dhamaan bahda webkan dhakhatiirta ka howl gashabaan salamayaa slan ka dib waxna ini leyahay ale ha ino siyaadiyo cilmigiina waxa weeyi su aashaydu  ilamha hadii labo jee rla talaalo amxya u dhimi kartaa talala u so qato hadii lagu celiyo ilmo jira san iyo badh oo laba wadna u yurub ha laga talaalo asc

SomaliDoc:
Waxaa talaal labaad qofka qaataa iyadoo laga shakisanyahay inuu qaatay ama aan la ogeyn.
Haddii ay saa dhacdo wax dhib ah oo qofku ka soo gaarayo lama sheegin waxaana lagu taliyaa haddii shaki yimaado in qofka la siiyo talaal cusub.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version