Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal ku saabsan galmada?

(1/1)

Jaaburi:
scw
    waan ku salamay walaal marka hore wallala waxaan rabaa in aan ku wey diiyo su,aashaan ,
    markii aan galmoonaayo hadii aan foorar u galmoodo ma wax dhibaato ah ayee ku keeni kartaa xaga  uur qaadista mida kale Minka dhib ma u Geysan kartaa forarka , wallaal waxa aan karaa jwb faah faah san  waad mahad santahay wallaal
       

SomaliDoc:
Wax saameyn ah kuma lahan uurqaadista iyo minkaba qaabka aad haweentaada ugu tagaysid.

Gaadhhaye:
SALAMU CALAYKUM WARAXMA
Wallaaladad iska xil saray inay dadkooda gaadhsiiyaan cilmiga Alle waxaan idiinka baryaya inuu jandiisa idin geyo

Su'aashaydu waxay tahay qofka isha uu kaga samysmo dhalaadka ama caadnka yari maxaa lagu daweyn
karaa ishase dhibaato ma soo gaadhsiin karaa hadaan wax laga qaban.

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan caadka indhaha
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1149.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version