Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Shahwadu halkey martaa markii haweenka loo galmoodo?
(1/1)
Jaaburi:
walllal waxaan rabaa in aad iga jaahil bixiso haweyndu marka loo galmoodo oo ee shahwado timaado xagee biyo abaaraa micnaha oo ey ku dhacaa ma minka walala waxaan rabaa faah faahin buuxda hadaad su,aashaan easy u aragto dad banana aqoon u lahey walal jwb iga soo sii thnks
SomaliDoc:
Shahwada markii farjiga lagu dhex daayo wuxuu ka qudbaa faraatiga ama luqunta isagoo u socda minka.
Kadib wuxuu u sii gudbaa ugxan-sidaha si uu bacrimayo ugxanta isagoo ka soo gudbay tubooyinka.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version