Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: WAXAAN KA CABANAYAA DHIDID AAD U BADAN OO I KADEEDAY?

(1/1)

Warsame10:
WALAAL WAXAAN AHAY ARDAY MEDICAL AH OO WALI BILOW AH

WAXAAN KA CABANAYAA DHIDID AAD U BADAN OO I KADEEDAY.

IYADOO DHULKU AANU AADBA U KULULAYNL AYUUN BAAN DHIDIDAYAAA. WAXAANA AAD UGA DHIDIDAA GACMAHA,LUGAHA, IYO WAJIGA OON AAD U NECBAHAY INAAN KA DHIDIDO. WAJIGU WALIBA DHIB WAYN BUU IGU HAYAA OO XATAA PRESENTATIONS UMA SAMAYNKARO MY CLASSMATES WAAYO AAD BAAN U DHIDIDAYAA.

SI KASTABA HA NOQOTEE WAXAAN AAD U JECLAAN LAHAA INAAN HELO XAL AH ANTIPERSPIRTANTS AAN BAL MARKAA UUN XATAA ISTICMAALO

WAAN U TEGAY DHAKHTAR WAXBA SE KAMA UU QABAN OO WUXUU YIDHI GARANMAAYO WAX XANUUN AH OON KUU SHEEGO  OO KEENI KARA DHIBTAAS. WAA ISKA CAADI OO METABOLISM KA JIDHKA AYAA ISBEDELAYA AYUU YIDHI. RUNTIINA KUMAAN QANCIN JAWAABTAAA!!!!!
XATAA ANTIPPERISPIRAT IMUU SIIN.

PLEASE HELP ME .

SomaliDoc:
Dhididka aad ka cabanayso ma mid joogto ah baa mise mararka qaar sida waqtiyada imtixaannada iyo welwel markuu ku hayo?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version