Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: qoor xanuun iyo madax wareer xilliyada qaar?
(1/1)
Sanka Haji:
asc walalayaal ..su 'aasheyda waxa weye waxan isku arka qorrta oo i xanunta iyo madaxa oo i warera xiliyda qaar sida golob ki okale marki ay qoraxda sii dhaceyso hadi aan wax aqriyo waliba hadi aan hoos madaxa uu rariciyo waxan damera madax xanun aniga oo an si aqri karin waxi an aqrinayay sido kale qorta mesha tunka loo yaqanana way i xanunta balse hadi aan iskadaayo oo xoga isyara kala bixiyo wan ronada wali wax docotr ah lama xaririn lakin mar mar wan isku arka ..walal waxan donaya in anwax ka ogaado sababaha kena calamadaha aan kor kuso xusay
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso noocyada madax xanuunka iyo waxa keeno
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0
Waxaa kaloo dhici karta in indhaha oo daciifa ay keento madax xanuun.
La xiriir takhtar si laguu daaweeyo
Navigation
[0] Message Index
Go to full version