Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal caajiib ah???
(1/1)
Ifrah:
ASC dr su aal layaableh ayaan qabaa mana rabo mesh su allah inaan kusoo bandhigi wxaan rabaa inaad igu soo jawaab tid SI DEGDEG AH inshallah su asho watan waxa ii joog wiil yar oo aan gaarin 5 sano lakin hadii aad aragto u qalma 7sano waxaan ku arakay wiilk asida nin qaaan gaaray oo kale ayuu dareemihiisa kcaaya markuu arko wax nin rAga dareenkiisa kiciya markasuu wax si ah mayaqaan markusuu xubintiisa hoos u celcelinayaa cajiib !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! mm wax suurta gal ah baa ? mise mide KALEmaxaa igulatalin laheed thnx
SomaliDoc:
Waa wax caadi ah in caruurta da'daan ah ay dareen kacsi yeeshaan, weliba iyagoo da'daa ka yar ayay dareen noocaas ah yeelan karaan inkastoo ay ku kala duwanyihiin caruurta heerka dareenkooda kancsiyeed uu gaarsiisanyahay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version