Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?
(1/1)
Maxamed1969:
walaalayaal dhaqaatiirta waxan weeydiinayaa waxa jirka dhexiisa iiga socdo hawo guureeyso marmarna xanuun igu qabato markeey guureeyso e maxaa u sabab ah hawada in jirka dhexgasho amaba daawadeeda ah mhadasnidiin
SomaliDoc:
Caafimaad ahaan ma jirto hawo jirka dhexdiisa ku dhexguurto laakiin waxaa jira dhowr cudur oo astaamahooda ay u ekaan karaan in hawo ay kugu dhex socoto?
Haddii qofku uu ka dareemo in feeraha dhexdooda ay hawo ku dhex wareegeyso, wuxuu badanaa ka cabanayaa cudurkaan:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1970.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2272.0.html
Hadii qofku uu ka dareemo in caloosha dhexdeeda ay hawo ku dhex wareeganayso, wuxuu ka cabanayaa cudurkaan:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version