Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

help me plz

(1/1)

NawaalM:
waxan ahay gabar somaliyed waxaan i haysata dhib xaga Galmada ah before aanan guursan waxaan ahaa qof raaxo jecel niyada ayaan ka jeclaa in marka aan guursado raaxeysan doono. ka dib nin ayaan is guursanay habeenki ugu horeysaba waa ka naxay .then ilaa hada oo 3 sano la i qabo marka aan sameyneyno GALMADA raaxo ma dareemayo ma aqaan dhibka jira  fadlan ma i caawin kartaan wax soo celin kara hamigeyga galmada any daawo ama talo???

SomaliDoc:
Walaal dhibka aad ka cabanayso waxaa loo yaqaanaa caafimaad ahaan "Erotophobia" oo ah macnadeeda "Ka cabsiga galmada" oo aad ka qaaday habeenkii ugu horeeyay.
waxaad u baahantahay in aad la xiriirto takhtar nafsaani si arintaas wax lagaala qabto.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version