Medical Student Forums > Internship and Residency

Visiting Mogadishu and Hiran Hospitals next september, Any suggestions?

(1/1)

Ahmed khamsa:
salaam walaal waxaan ahay arday cafimaad sanadka 4aad ee dalka urdun waxaan booqanayaa bisha september muqdisho iyo hiran waxaan isbitaalada muqdisho kuweebaa ugu wanaagsan oo aan booqan karaa waxaan rabaa inaan soo arko qaabka caafimaadka dalka u shaqeya fadlan haddii aad macluumaat ka haysaan aaggaas ila soo socodsii thanx

Navigation

[0] Message Index

Go to full version