Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhibaato biyo-bax dedeg ah?
(1/1)
Awcabdi:
doctor wad salamantahay marka hore salan kadib doctor waxan donaya in aad ii shegto
mudo 2sano ah baan siikaysanayay xaasna malihi markaas hada ayaan xas yeeshay
kadib markaan utago habenkii biyuhu way iga imanayaan markiiba doctor maxan sameeya hadii aan dareemo kacsi anigoon gaadhinba gaabdhii ayay biyihu iga imanayan doctor falo iga sii thanks
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html
Halkaan ka faaideyso dhibaatooyinka siigada
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version