Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: wlal cudurkaan ma u heli karaa dawo?

(1/1)

Softpedia:
marka hore ascl
marka xigta walal waxaan isku arkay cudurka layidhaahdo Jabtida
kaasi oo aaan calaamadihiisa garanayo
finan yar yar oo kasoo baxa ibta
iyo dheecaan cad oo ka imaada marmarka qaarkood ibta
hadaba walal mudada aan isku arkay aad ayay udheertahay
walal waxaan u hubaa as my death sidaa darteed please ha isiinina talo kale oo isbaadh halkaa tag iyo wax lamida
laakiin kaliyaata ma iisoo qori kartaan anti pioticka aan qaadanayo iyo kiniinada ama sharoobo ama irbad ha ahaatee

for along long time please help!!!!!!!!!!!!!!!!!

SomaliDoc:
Walaal haddi aad xanuunsantahay xanuunkaagane aad taqaano la xiriir takhtar si daawo laguugu qoro.
Anaga daawo ma qorno.

Mahadsanid

Navigation

[0] Message Index

Go to full version