Administration Panel > Announcements
ciid mubarak
(1/1)
Abdulrazzak:
ciid mubarak dhaman musliminta meel walba ay joogan waxaan halkan si qaas ah oga salam dhaman bahda somalidoc iyo xubnaha kale ee ku howlan u adeega bulshada somaliyed
halkas ka wada inshalah camalkiina maalin kale ayaad arki doontaan . mida kale ilah waxan ka baryayaa in uu caafiyo inta xanuunsan waalid iyo caruur iyo dhalin yarabo amen amen amen
mahadsanid
abdirizak haji mohamed
Navigation
[0] Message Index
Go to full version