Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Tabardarro xaga galmada iyo biyaha oo soo dag daga?
(1/1)
Hiloowle:
A/C Doctors bacdasalam waxaa mahad iskaleh ALLAAH wabacden inta kashaqeysay webkan,
su,aasheyda waa mid kusabsan Galmada, darenkeyga wa ok ayan dhihikara, lakin waxan daremaya tabardari in ay jirto caarka ama xubinta raga oo hos u foorarta marka uu kaco halkii lagadonayay inuu samada eego, biyaha oo soo dag daga intabadan 2,3 daqiiqo, dhibkas ayan dareemaya, majecli inaa isticmaalo dawoyinka sida "Sildenafil" Viagra " iyo wixii lamida hadii aan lahureyn, lakin waxaan kajeclan lahaa hadii ay jiraan cuntooyin dabiiciya ama dhir iyo wixii lamida ee wax iitarikara inaad culimada caafimaadkoow igu caawisaan, wasalaamu caleykum
SomaliDoc:
Qoraalladaan ka faaideyso
Biyo Bax Dagdag Ah
Howlgabka Kacsiga
Navigation
[0] Message Index
Go to full version