Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Babasiirka dhibatada uu bini aadamka uleyahey?

(1/1)

Daahirey:
babasiirka taranka wax dhib ah miyuu ugeestaa dr Mahad?
hadii uu ugeesto uu wax badan haayey qofka malga daawen karaa dr Mahad ?
biyo baxa dag daga uusan qofka marki uu qaan garey isku arkin
kadame uu keeney in uu biyobax dag dag ah keno iyo doo sab utahey
qofka carurta ah  istic maali jirey gacantain uu biyo is kagakeeno Dictore ?
  
  
    mahad sanid dictoore

SomaliDoc:
Halkaan ka faaideyso waxa baabasiirka uu keeno iyo calaamadahiisa
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version