Medical Student Forums > Questions, Exams & Study tips

Action potential and depolarization?

(1/2) > >>

Dr baddal:
Asc dhamaaan waan idiin salaamay daqaatiirta.
salaan ka dib drs-ka waxaan jeclaa in aan weeydiiya hal su'aal oo i yara wareerisaya fahamkeeda in la ii yara sharaxa bal ciddi kari karta , waliba afsoomaali ayadoo ah, su'aasha waxeey tahay sidan.
Maxeeey kala yihiin action potential, polarization, repolarization, depolarization, in skelatel muscle, smooth muscle, and heart muscle?? waxaan jeclaan lahaa ayadaa yara bayaansan in somalia ahaan leeygu soo jawaab waad mahadsantihiin dhamaan dhaqaatiirta
THNKS

Diagnostic:
Dajiso feelkaan falaashka ah si uu kaaga caawiyo fahmidda Action Potential.

Dr baddal:
asc, aad baad u mahadsantahay walaaal, lkn waxaan ka jeclaan lahaa ayadoo yara faahfaahsan oo afsoomaali ah , haddii aad awoodid
thnks

Diagnostic:
Hadii aan isku dayo in aan afsoomaaligeyga tacbaanka ah aan kuugu macneeyo waa sidatan>

Action Potential waa dhacdo muddo gaaban socoto taasoo farriin koronto ay sare u qaaddo hoosne u dhigto awoodda xuubka unugga uu leeyahay.
Waxayna ka dhacdaa unugyada la kicin karo "Excitable Cells" sida unugyada neerfaha "Neurons", unugyada murqaha iyo unugyada qanjirrada ee soo daayo hormoonnada.

Markii isabadalka uu ku dhaco xuubka unugyadaas waxaa is badalla "Ions"-ka ku jira unugga qaarne dibadda ayay u baxaan qaarne way soo galaan.

Waxaan rajaynayaa in aad fahantay?!

Dr.Faaruuq:
walaaal aadabaan kuu fahmay waadna mahadsantahay, ilaaheey ajar iyo xasnaad ha kaa siiye, cilmigaagan allaha kuu siyaadiye, waxaan filayaa afsoomaaligaaga inuusan tacbaan aheeyne meeshii laga rabayba uu ka sareeya.
thnks

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version