Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: xanun neerfe ah?

(1/1)

Maxjar:
xanuun neefo ah oo keena hurdo laan iyo xanaaqbadan mar marka qaarkoodna ayba dhacdo in uu qofku suuxo ,  waxay ahady 2003 wakhtigii loo qoray kiniiniyada dicretol iyo libiryonka waxaana uu hada habeenkii ku seexdaa ilaa 6 xabo oo isugu jira kiininiyada aan soo sheegay subaxdiina wuxuu cunaa 6 kale inkastoo uu markii hore ku bilaabay 1 bad iyo xabad laakinse uu hada ka sii darayo cunista kiniyada , maxya keeni karaan dawooyinkaas tirada badan ? mase loo heli karaa xalkale oo dhaama kan hada uu isticmaalo sxbkey ?

SomaliDoc:
Daawooyinkan ma takhtar baa u qoray mise farmashi buu ka soo gatay?
Xanuunka halkuu ka qabtaa, qaabkuuna u qabtaa?
Warbixin faahfaahsan naga sii xaladaada?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version