Diseases and Conditions > Cudurrada Haweenka

Daawo Filin: Baraarujinta Kaankarada Naaska (Breast Cancer Awareness)

(1/1)

Admin:
http://www.youtube.com/v/w4HRoGMHxaU&rel=0

Nasriin:
Bismillaah
aad ayaan idinkaga mahadcelinayaa wanaaga aad bulshadeena u haysaan rabi ha idin ilaaliyo khayrna ha idinka siiyo
su'aashan rabo ayaa ah
naasaha xanuun miyaa laga qadaa keeshaliga dumarku isticmalaan waxa la sheega kansar in uu sababo haday badsadaan maxa ka jira ama wuu ridaa xididada naasaha wax ku noqda la sheega?

SomaliDoc:
Keeshaliga ama naas-gashiga ma keeno kansar, xididane ma xiro, halkaan ka akhriso waxa kaansarka naasaha uu yahay iyo sida uu ku imaado: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1617.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version