Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun garabka salkii ilaa iyo madaxa?

(1/1)

Bardacad33:
A/C walaal waan ku salaamay salaan ka dib hadaan su aashayda ugudbo walaal waxaan layga hayaa
garabka salkii ilaa iyo madax way iswataan oo way ixanuuna yaa marka waxaan utagay dhawr dhaqtar
mid kastana waxa uu isoqoray irbado adnobalakis iyo kaniniyo marka wax isbadal ah ku mahayo marka
igalatali walaal iyo

SomaliDoc:
Imisa ayaad xanuunsaneed?
Qaabkee madaxa lagaga qabtaa?
Ma dhiig kar ayaad qabtaa?
Wax daawo joogto ah miyaa qaadataa?
Ma jug ayaa ku gaartay?
Xanuunka waqtigee ayuu u badanyahay? maxaana kugu kiciya ama kaa khafiifiya?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version