Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL KU SAABSAN HURDO LA'AAN

(1/1)

FAARAX33:
Marka hore waad  salaamantihhin waxaana aad u soodhowaynayaa khuburada barnaamijkaan diyaarisay oo ah wax bulshadu aad ugu baahnay:

waxaan doonayaa in aan waydii su,aasha hurdada oo igu yar markaan damco habeenkii in aan  seexdo, waxaa is rogrogayaa ilaa sadex saac,  kadib ayaa laga yaabaa in aan gam'o. wax xanuun ah oo aan dareemayona ma jirto, marka maxay tahay sababtu?

 

SomaliDoc:
Illaa goorma ayaa isku aragtay hurdo la'aanta?
Wax walwal ama fakir ku hayo miyaa jira?
Waqti waliba aad jiifatid miyaa hurda raadisaa mise?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version