Administration Panel > Announcements
Qeyb Cusub: Filimo Caafimaad oo Af-soomaali Ah
(1/1)
Admin:
Asalamu Alaikum
Waxaan dhamaan bahda xiiseysa qoraallada caafimaadka ee afsoomaaliga ku baxo aan ugu bishaareynaynaa in aan ku soo darnay boggoodii qeyb filimo caafimaad oo ka hadlayo cudurro kala duwan oo ay ka mid yihiin, AIDska, Sonkorowga, Qaaxada, Dhiigkarka, Cudurrada Maskaxda, Daawooyinka iyo Filimo kalaba.
Waxaan ugu horreyntii soo galinay ilaa 55 filin oo aan rajaynayno inaad sifiican uga bogan doontaan.
Waxaan kaloo idinka balanqaadaynaa in dhowaan aan ku soo dari doonno filimo kale oo cusub.
Halkaan ka booqo bogga qoraallada caafimaadka ee af-soomaaliga.
http://www.somalidoc.com/Country.htm
Waxbaro!:
Waa wax loo baahnaa.
In intaa laga sii badiyo waan rajaynaynaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version