Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal Xanun gaar ah?
(1/1)
Sacdiyo:
Asc waxan aad idinkaga mahadcelinayaa sida qiimaha leh aad jawaabaha ugu bixineysaan, walalyaal waxa jeclaan lahaa in aan iga siisaan jawaab inta aqoontiina ay tahay waxan mudo laga sanad isku arkay lugaha oo isbadal ku dhacay kas oo ah in ay yaryaraadeen lugaha waliba inta ka hooseyso jilinka waxan ka dareemayaa daal badan socodkan ma dhameystiri karo inyar hada socdo waa istaagayaa waxa kaloo sii dheer caloosha dhinaca bidixda ah ayaa weynaatey inta ana isku arkin weyninka waxa daremayaa sida qof ilmo ku jiraan caadanadan waxa iga maqnaataa 3 ilaa 4 bilood marka caadada imaado calooshda dhanka weyn waa ay yarataa dhabar xanuun saaid ah waxan ka dareenama xanunkas barasher ah sida qof fool iska riixeyso ayaan ka dareemaa inta uu maqan tahay caadada waxa si dareem ahaan u dareemaa in ay caado jirto marmarka qaarna waxaba ii soo dhadhamo dhiig waxan intas sii dheer in jamaso raashin gaar ah waxaana ahay xaas tabar dari badan wa lee yahay
wabilaahi towfiiq
SomaliDoc:
Walaal cudurkaaga wuxuu u baahanyahay wiisito iyo baaritaanno dhowr ah si loo ogaado waxa ku hayo maadaama aad ka cabanayso meelo badan oo laga yaabo in ay cudurro kala duwan ay yihiin sidaa darteed waxaan kugula talinayaa in aad sida ugu dhakhsiyaha badan ula xiriirto takhtar aqoon u leh cudurrada haweenka si baaritaan laguugu sameeyo.
Wixii su'aalo dheeraad aad qabtid markii aad takhtarka u tagtid ama faahfaahin ku aadan waan kaa caawin karnaa.
Mahadsanid
Navigation
[0] Message Index
Go to full version