Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyuhu Bananka u Soo Baxaan Howsha ka dib?
(1/1)
Qaddaafi:
waan idin salaamay salan qaali ah
walaalayaal waad mahadsantihiin
markasta oo aan u tago xaaskauga waxaa dhacda inay biyuhu bananka u soo baxaan ama gaari waayaan meeshii loogu talagalay taasoo igu cusub hada waana marka aan dhameeyo howsha xaaskayga inaga dhaxaysa xaga sariirta
thnx
SomaliDoc:
Shahwada oo u soo baxda banaanka waa wax caadi ah wayna dhacdaa.
Waxa la rabo in meeshii loogu tala galay gaaraan maahan biyaha ee waa waxa loo yaqaanno Xawada "Sperms" oo indhuhu aysan arki karin.
Halkii milliliter oo shahwo ah waxaak u jira in ka badan 20 milyan oo xawo (sperm) ah. wuxayna ugxanta u baahantahay kaliya hal sperm inuu bacrimiyo si ay islaanta uur u qaaddo.
Haka walwalin arintaas.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version