Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ciinjiirka Galmaada Afkiisa Hore?

(1/2) > >>

Qaashii:
 
             Asalaamuu calaykuum
      Waan idiin Salaamay. shaqaalaha Xiriirka Caafiimaadka Soomaaliyeed.
      Waxan docdor ku weeydiin lahaa. Suuaal ku Sabsaan Condom.
      marka aan istiicmaalyo Condom. Ciinjiirka galmaada afkiisa hore. waxa
      yar miiyaa laka jarii kara. hadii aan afkiisa wax yar ka jaro. maxa ika
       soo gaaraaya. docdor bar ii faafaahii
        Waad ku mahasan tihiin bogiina Xiriirka Caafiimaadka Soomaaliyeed

Mohamed414:
 Salaama Caleykum Qaashii.

Walaal su.aashada ku saabsan Condom-ka, Hadii aan isku dayo inaan kaga jawaabo, Looma baahna inaad wax ka jarto Condomka, Waayo Condomka qofka isticmaalaya waxaa loogu tallo galay inuu u gashado sida ku haboon balse looguma tallo galin inuu jaro qayb ka mid ah Condom-ka hadii ay ahaan lahayd caaradiisa amase meel kale.

Runtii Condomka,waxaa u isticmaalaya inuu wax ka difaaco, hadii aad wax ka jarto waxaa ku soo gudbi karra wixii aad ka gashaneysey. Markaas Waa Mamnuuc in wax laga jaro Kondom ee sida ku haboon ku isticmaal.

Hadii dhaawac soo gaaro Condom,waxaa ku soo gudbaya [ Sperm-tii ] amase qofka kale ayey si toos ah ugu dhaceysaa sperm-tu markaas looma baahna in Wax dhaawac ahi soo gaaro Cinjirka aad isticmaaleyso,Waxaana loo xirtaa Cinjirka amase condom-ka taxadar aad taxadareyso sidaas ula soco.

Mahadsanid.

Hibaaq:
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

Abdulrazzak:
Funny

Hassan Bile:
hadiiba aa afka ka jareysid maad iska dhaaftid oo si fiican u raaxesatid sxb,

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version