Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ciinjiirka Galmaada Afkiisa Hore?
Abdulrazzak:
Ma maqal in afka laga jaro
Abdulrazzak:
waxaa haboon in aad si fiican u isticmaasho condom ka hadii kale adiga ayuu dhibaato kuu keenayaa
Qaashii:
asalaamuu calaykuum
Waan idiin salaamay shaqaalaha caafiimaadka. iyo dhaliinta dooda
ka qeeyb qataay. abdulrasak iyo Hassan bile waad salaaman tihiin.
aniga waxa aan ka hadlaay waa condom. waxa uu ka kobaan yahaay
dhawr iyo toban nooc. oo kala jaada ayuu ka kobaan yahaay. kan arkay
waa mid aan xagiisa hore. aan daalool lahaayn. kan arkay waa kaas
condomkuna waxa uu bahaan yahaay. waa barasho bar idiinka
rayiikiina. waad ka hadlii kartaan nabaadeey
Dr rashiid:
ascww,
hadaan isku dayo inaan ka hadlo arinkan kondhomka. mida koowad ama kondhom ha ahaado ama agab kale oo caafimaad ha ahaadee looma baahna in qofka isticmaalayaa siduu doono ka yeelo. takale afka konhomka wuxuu leeyahay faa'iidoyaw ay ka mid tahay in la qabto afkaa malagashanayo ama la iska saarayo koondhomka si looga ilaaliyo dhaawac soo gaadha awgeed, hadii kale shaqadii loogu tala galay qaban mayo
mahadsanid
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version