Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aalo: Caadada Wareersan? Galmada Badan? Xilliga Uurqaadka?

(1/1)

Caaisha:
AC.wr
Ugu horeyn wa idinsalamay.
marka xiga waxan qabaa 3 su,aalood oo kala ah.
1. maxaasababa in ey cadadu eysan waqti cayiman ku imaanin  oo ey markasto kutimaado waqtiya kaladuwan  mar bil mar bil iyo bar mar bil iyo toban cisho mar  ba si iyo ayadoo xanuun badan la imaaneyso, sida dhabar iyo miska xanuun saayida ah siiba  xiliyada cadada soo dhowdahay iyadoo xiliyadi hore u imaneysay si normal ah islamarkaana xanuun jirin marka isbedelkas maxaa keenikara?
2. Galmada  badan wax ma udhibi kartaa uur in laqaado?
3. waqtigee ugu macquulsan oo uur laqadi karaa, cadada markey dhamato , marka ey soo dhawdahay, marki xoogaa laga joogo,marki wax badan kasoo wareegto amase waqti kasta?
              mahadsanidiin.
 


SomaliDoc:
Jawaabta su'aasha 1-aad:

Caadada Dumarka oo Wareerto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0
Caadada oo lagu xanuunsado: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2154.0
Jawaabta Su'aasha 2-aad:

Galmada Xilliga Uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1705.0
Jawaabta Su'aasha 3-aad:

Galmada Uurqaadka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2001.0
F.G:: Inta aadan su'aalo weydiin waxaad booqataa bogga keydka qoraallada af-soomaaliga si aad u ogaatid in horay looga hadlay ama looga jawaabay mawduuca aad dooneyso.
http://www.somalidoc.com/Country.htm
SomaliDoc

Navigation

[0] Message Index

Go to full version