Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal ku saabsan typhoid-ka?

(1/1)

Barkhat:
marka hore waxaan salaamayaa dhamaan hawlwadeenada webkan oo ay ka mid yihiin dhakhtaradan bulshada sida hagar la'aanta ah ugu shaqeeya,
inkaa ka bacdi waxaan doonayaa in wax la iiga sheego oo sharaxaad dheeri ah la iga siiyo cudurka typhoid muxuu yahay, maxaa sababa, sidee lagu gartaa calaamadihiisa?
walaal su'aashaas aad baan ugu baahanaye iisoo faahfaahiya, waad mahadsantihiin walaalahayga qaaliga ahooooooooooooooooooooooooow.

Dr.Adnan:
Salams

Su'aashan jawaabteeda si aad uga bogatid booqo Linkigan Hoose.
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=548.0

Wixii dheeri ah waad waydiin kartaa?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version