Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Jug Naaska Bidix Hoostiisa?
(1/1)
Gaadhhaye:
SALAMU CALAYKUM
Wallaalayaal waxaa maalin dhaweyd anigoo kubad cayaraya jug iga soo gaadhay halkaas naaska bidix hoostiisa oo aad hada moodo sidii ay hawo igaga jirto xataa waxaa igu dirqi ah jimicsigii markaan xooga kala jiido meesha ayay yar ladnaanaysaa ee fadlan bal taladeeda iga caawiya Alle ha idin waafajiyee.
SomaliDoc:
Xanuunka aad ka dareemeyso meesha jugta ay kaa gaartay waxaa keeni kara dhowr shay oo ay ka mid yihiin in muruqa oo ku xanuunayo, lafta ama wadnaha laftirkiisa in jugtu uu la xanuusnaday.
Sidaa darteed la xiriir takhtar si laguu arko hadduu xanuunka sii jiro.
SomaliDoc
Navigation
[0] Message Index
Go to full version