Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sidaan ma lagu gudbin karaan AIDska?
(1/1)
Hayaan:
scwrwb aad iyo aad ayay dhakhaatiirtu ugu mahadsanyihiin shaqadan qaaliga ah ee dadka ay uhayaan
hadaan suaashayda usoo dago walaal waxaan idin waydiin lahaa waxaan maqlay in dheecaanka candhuufta iyo dheexaanka farjiga kayimaad laga qaadi karo xanuunka aidska ama hiv hadaba dadka qaar ayaa farta istimcaala inay gabadha farjiga kagaliyaan walaal taa iiga waran malagu qaadi karaa xanuunkaa
mahadsanid
Pharmacist:
Aids-ka wuxuu ku gudbi karaa kaliya qoyaanka oo is gaara sida shahwada, calyada, dhiigga iyo dheecaannada kalaba.
Haddii aad su'aashaadu tahay farta oo afka lala aado ma laga qaadaa waa haa.
Qoraalladaan hoose ka faaideyso:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=446.0
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=774.0
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2133.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2846.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version