Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keena ukunta dumarka oo yaraata?

(1/1)

Saiid6666:
salaamu calaykum
walaal maxaa keena in ukunta dumarku yaraato maxaa lagu daaweeya hadii ay kobci waydo maxaa dhacaya walaalayaal iga soo siiya warbixin buuxda.
mahadsanidiin

SomaliDoc:
maxaad ula jeedaa ukunta dumarka oo yaraata?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version