Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hooyo dilantay oo dhiig muddo 3 bilood wado?

(1/1)

Nasib:
Awalam asalamu alaykum waraxmatulahi wabarakaatu.
walaalayaal waxan jeclaan lahaa in wax la iiga sheego qof dumar ah oo ilmo kasoo dilmeen 3 bilood ka hor ilaa iyo hadana dhiig ka socdo oo waliba inuu kasoo daro ma ahane aanan kasoo raynaynin.  maxaa keeni karo arinkaas. maxaa laga qaban karaa arinkaa. markii ay dhaqtar u tagtayna waxaa lasoo siiyay kaniini oo ah kuwa ilmo kala fogayta loo isticmalo lana yirahdo (Microgynoe)
walaalayaal waxan jeclaan lahaa in qof arinkaas qibrad u leh uu iiga jawaabo please.

SomaliDoc:
Dhiigga socdo ma mid frsh ahaa mise mid xinjiro wato?
Caadada sidee bay ahaan jirtay? ma mid joogto ah oo waqtigeeda ku timaado mise?
Marka ay dilantay imisa ayay aheed uurkeeda?
Dilanka ka dib uur mala baaray?
Wax baaritaanno kale oo lagu sameeyay ma jiraan sida Ultrasoundka oo kale?

Walaal inta aan laguu jawaabin su'aalahaas soo faahfaahi.

Mahadsanid

Navigation

[0] Message Index

Go to full version