Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

DAAWOOYINKA GALMADA LOO ISTICMAALO

(1/1)

GEEDOOW:
ASC WR WB.
WAXAAN ARAGNAA DAAWOOYIN BADAN OO KALA NOOCNOOC AH  OO LAXAYEEYSIINAYO OO LA LEEYAHAY WAXEEY WAX KATARTAA GALMADA OO WAXEEY ADKEEYSAA AMA EEY WEYNEEYSAA XUBINTA TARANKA RAGGA, DAAWOOYINKAAS QOFKA ISTICMAALAYO MAXAA SHURUUD U AH ? SIDEEDABA MARUNBAA OO MAJIRAAN DAAWOOYIN WEYNEEYA AMA KORIYA XUBINTA TARANKA EE RAGGA ? DHIBAATOOYINKA EEY KEENI KARAAN MAXAA KA MID AH ?
WAAD MAHADSAN TIHIIN .

SomaliDoc:
Wax daawo ah oo weyneeya ama korriya xubnaha taranka ma jiraan.

Shariif_22:
Asc waan idin salaamay salaan kadib waad iyo aad baan oga faa ideeysanay Mawaadiicada Ku saab san Caafimaadka

Su,aasheeda hadaan  uguda galo waaa

Dumaarka Raga Haduu Jilicsan yahay

maxaa la gu adkeen karaaa

Ma jiraan Cuntooyin adkeeya
 
Ama Faytamiino laga helo


Dadka Qaar Baa dhaha Shaaha  Cadeeska Caanaha loda La gu cadeeyo wuu jil ciyaa bahalka raga

Maxaa ka jira arikaas

hadii uu jilicsanyahay bahalkeega
Maxaa ku adeekaa cuntooyinka baan rabaa Daawooyinka dhib beey leeyihiin

Waad Mahadsantihiin

SomaliDoc:
Ma jiro cunnooyin loogu tala glay adkaynta xubinta ragga.

Haddii aad qabto su'aal caafimaad ku saabsan kaliya na weydii.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version