Allied Health Professions > Lab Students and Technicians
New members of lab students and labtechnicians!!
Mina:
hi everyone itz been long time i really missed da website anyway iam back again.welcome qawariira , ugbad and viza 2 somalidoc. sis qawariira welcome 2 uae anytime why u dont apply online 2 hospitals n checkout in my case i found job but yet not satisfied i am really looking 4 oversea job inshalah.
Proud_2b_Somali:
--- Quote from: Ugbad on December 14, 2008, 01:22:48 AM ---thats great!! masha allah
well im in my sec yr in biomedical science, goin to a placement next year insha allah
as someone mentioned in the uk u cant get a job without experience and u cant get experience without a job!
--- End quote ---
salam aleikum all
heeeeeeeey sister, i am first year Biomedical science, and i am willing to go to placement too, cuz i've been told that i have to do that in order to get a job in the future insha allah and that is exactly what i would advice any one to do.
plus you are right, its really hard to get a job with biomedical degrees in London.
can i ask you people if we can go abroad for the placements?????????? cuz that is what i was planning to do insha allah, so, did any one do that b4?????
thnx ;D ;D and nice to meet ya all
Seeraar:
Asalamu caleykum waraxmatu lah wabarakatu!
after that, waa maalinkii igu horeesay ee aan iska register gareyo this webs and meet ppl aynu nahay the same feild , Masha alaah aad ayaan ugu farxey marka aan aqristey qoraaladiina........
Marka hore let me intraduce my self to u, i am the 2nd year student in Medical laboratary still waxa ii harsan 2yrs, now waxan wax ka bartaa Sudan ,khartoum , this semester waxaa aad noogu adag clinical chem iyo parasite and hemo . aniga qaasatan waxan ahay ardey wax ku soo bartey base kiisa luqada Englishka ,meeshan aan joogana waxaa badanaa la isticmala luuqada carabiga esp marka la sharxayo lectureka , carabiga la isticmalana ma ahan midkii la yaqaaney ee waa mid u qaas ah dadka wadankan u dhashey, so any way ,my bro and sis waxan idinka codsan lahaa hadii aad tihiin dad facultygas ka qaatey degree ga ugu sareeya siiba inanta Phd ka wadata infectious and lab technition iyo dadkiina kaleba in aad ii soo post gareysaan ,amase aad ii soo sheegtan websiteyo aan ka daalacan karo casharada dhibka iga heysto...........
that is request from ur dear brother serar .\
i hope u will consider my request insha alaah... macasalaama all
Diagnostic:
Seeraar ku soo dhawow boggaan qiimaha badan...
Ma noo sheegi kartaa casharada kugu adag si aan kaaga caawinno ama meelo aad ka akhristo kuu siinno?
Mahadsanid
Seeraar:
Diagnostic, walal mahadsanid
waxaan hada qaadanaa course ah 1-parasite 2- hemotology 3- clinical chem 4- Micro
waxaana nogu adag parasite iyo clinicalka ...marka walal wxan kaa filaa in aad ii so sheego doonto..
Mahadsanid walal
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version