Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Macsarada Cholestrole Ma leedahay?

(1/1)

Hassan Bile:
Waxaan aad u cunaa saliida macsarada marka dadka qaar baa i yiraahda cholestrole bey leedahay marka arintaas maxaa ka leedihiin dakhaatiirteeniiyeey.

Mahadsanid

SomaliDoc:
Saliid macsarada waxaaba loo isticmaalaa dajinta kolistaroolka.
Saliidda macsarada faaidooyin tiro badan oo aan la soo koobi karin ayay u leedahay jirka bini'aadanka sidaas ayayna ku mutaysatay magaca "Queen of Oils" boqoraddii saliidaha.

Hassan Bile:
Mahadsanid, Insha alaah waan ku dadaali doonaa cunida macsarada

Navigation

[0] Message Index

Go to full version