Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wiil yar Haduu guursado Islaan duq ah ama weyn?
(1/1)
Hassan Bile:
waxaan rabaa inaan wax ka ogaado, Nindhalinyaro ah haduu guursado islaan waayeel ah, maxey caafimaad ahaa u dhibi kartaa, yacno soomalida waxy aaminsantahay in wiilka cimri degdeg uu ku dhacaayo, and vice versa,
Mahadsanid
SomaliDoc:
Waa caksi, diraasad la sameeyay bishii May ee sanadkii hore waxay sheegtay in islaamaha guursado wiilasha da'da yar ay haweenka cimri degdeg ku riddo.
Caafimaadka lamaanaha wuxuu ku jiraa in ay isku da' dhowyihiin markay is guursanayaan.
Halkaan ka akhriso qoraalka:
http://www.guardian.co.uk/science/2010/may/12/marrying-younger-man-woman-mortality
Navigation
[0] Message Index
Go to full version