Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sideen ku yareen karaa Appetiteka?

(1/1)

Abdikani:
asalamu calaykum hadaan ahay qof aad wax u cuna socodkaygana uu yaryahay aan exercise badan samayn sideen ku yareen karaa appetite kayga

SomaliDoc:
Waxaad caafimaadkaaga ku kontrooli kartaa haddii aad tahay qof aan socsocon in aad cunto cunno isu dheelli tiran kana fogaatid cunnooyinka lagu cayilo.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cunnada isu dheellitiran:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version