Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: maxeeey kala yihiin jaundice iyo hapatitis c?
(1/1)
Dr.Faaruuq:
asc dr maxeeey kala yihiin jaundice iyo hapatitis c, kee cagaarshoow marka la eega luqadda soomaaliga, soomaalida labada cagaarshoow lee uugu yeeraan marka kee ah kan saxda ah?
dhanka kale 5 nuuc ee hapatitis-ka keebaa uugu qattarsan?
Mahadsanid
SomaliDoc:
Hepatitis A, B, C kulligood waa cudurro ku dhaco beerka, calaamadda ay ka wada simanyihiin ayaa ah cagaarshow "Jaundice" oo ah macnaheedu in qofka uu indhaha jaalloobaan.
Sidaa darteed magaca "Jaundice" ama "Cagaarsho" sida afsoomaali lagu dhaho maahan cudur ee waa calaamad lagu garto cudurrada caabuqa ku dhaca beerka.
Laakiin maadaama uusan jirin magac u dhigmo eraygaan "Hepatitis" ayaa soomaalidu waxay iska tiraahdaa "Cagaarshow".
Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan Hepatitis B iyo Hepatitis C.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version