Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin?

(1/1)

Nuur12:
waad mahad santihiin dhamaan dhaqaatirta cilmigooda ugu tabarucaya shabwaynaha soomaaliyeed ka dib waxaan qabaa 1su.aal oo ah maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin gaadhsiin karin suuliga  ma infection baa ma waxaa jira qayb gabtay uu qofka yari u diiday  hawshii ay haysay  mise waa wax caadiyan ah oo ku  yimaada dumarka uurleyda ah waa madsantihiin

SomaliDoc:
Kaadida oo ka baxsata hooyada uurka leh waxaa u keeni kara waxyaabo dhowr ah:

1- Caabuq / Infakshan xaga kaadida ah
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html

2- Dabacsanaan murqaha xajiya kaadida waliba u badan bilaha dambe ee uurka
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1203.0.html

3- Sonkorowga uurka
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1842.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,594.0.html
Akhriso dhibaatooyinka la xiriiro uurka iyo sida loola tacaalo oo ay ka mid tahay farabaxsashada kaadida
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1203.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version