Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wax qanjir cml ah oo iiga dhexyaalo naaska?
Ashwaaq:
asc Waad mahadsantahey Dr noora waxaan ku waydiinaya 2 su aal
1 maxaa lagu ogaada xanuunka kansarka maxuuse kabilaabankaraa
2 waxaan rabaa in aan ogaado mutraan yar ee ku taalo naaska taas oo ah mid aan xanuun igu heen habayaraatee
marka ma qalab u gaar ah ya jiro sida aan filimka ku arkay ? haduuse jiro waa nuucee waxan raba in aan isku baaro oon ogaado mutraan yar thanks aad ayaad ugu mahadsantihiin dhaman xumnaha somali.docom thanks All
Dr.Noora:
Ws wr wbr.
Xanuunka Kansarka waxaa lagu ogaan karaa , baaritaan labaaro cayino laga qaaday ama gabal burada soo baxay ,
sida Biopsy ama FNAC (fine needle aspiration cytology , labada kor aan ku sheegnay sida loo sameeyo .
waxaa kaloo lagu ogaan karaa , raajada Mammogram iyadoo kansar kasta raajo ahaan uu leeyahay calamaado lagu garto kuwaas oo uu kuu sheegi dooono dhakhtarkaaga hadii eey ka muuqdaan raajada uu sameeyo qofka jiran.
Kansarka waxaas uu ka bilaaban karaa lama dhihi karo , laakiin waxaa jiro jaanisyaal ziyadiyo inuu qofka ku dhaco
Kansarka Naasaha masalan waxaa ziyaadin karo jaaniska inuu kudhaco
Inaa tahay haweeneey
In eey da' weeyntahay haweenta >50 sano ( tan micnaheeda maaha in haweeneey kayar 50 sano uusan ku dhaceen , ee waxaa waaye in haweeneeyda 50 sano kaween eey leedahay jaanis kabadan tan kayar 50)
In uu jiro taariikh dhaxaltooyo oo jiradaan ( sida qof inuu horay ugu dhacay reerka kamid ah)
Hada kahor haduu horay ugu dhacay kansar 2da naas mid kamid ah
Ilma eeysan dhalin qofta haweenta ah ama cunuga koowaad oo eey ku dhaso 30 sano kadib
Ilmaha oo eeysan nuujin
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version